Waraabe weerar ba’an ku haya deegaano hoostaga Lughaya ee gobolka Awdal. Sida aan wararka ku helayno Waraabe ayaa deegaanka CabdiGeedi ku cunay laba qof.
Waxa la xaqiijay in gabadhyar oo sideed Jira ilmoyar uu Waeraabe ku cuney deegaanka Dhuxusha halka odey da’ah uu ku cuney deegaanka CabdiGeedi oo labaduba hoostagaan Lughaya.
Ragga deegaanadaas ayaa weerar ku ah Waraabayaasha soo weeraray waxana cabsi soo foodsaartey haweenka iyo caruurta oo iyagu habeenkii ka bixi Karin guryahooda.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay