Hargeysa–Beelaha Gabooye ayaa mudaharaad xoogan ka dhigey Hargeysa. Mudaharaadka oo dad badan ka soo qaybgaleen ayay ku qaylinayeen dooni mayno Siilaanyo. Siilaanyo ayaa hawlgaba waxana hawsha inta badan qabta koox wasiiro ah oo aan la garanayn oo uu ugu horeeyo Xirsi Tooriile.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay