November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Haweenay Gabooye oo gabay ku huwisay habdhaqanka qaloocan ee maamulka Siilaanyo+MUUQAAL

Kadib banaanbax weyn oo shalay dhigeen shacabweynaha Gabooye oo ah dad aad u baaxadweyn aqoona u leh farsamooyin badan ayaa haweenaydani gabay ku huwisey habdhaqanka foosha xun ee xukuumada uu ku magacaaban yahay Siilaanyo laakiin ay maamushaan cidkale oo aan la dooran.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS