November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xasan Sheekh oo ku fashilmey shirkii maamul u samaynta gobolada dhexe iyo odayada oo diidey tuulada Cadaado+MUUQAAL

Muqdisho–Xasan Sheekh ayaa dib ugu laabtey Muqdisho kadib markii uu ku fashilmey in uu ka dhaadhiciyo odayaasha in ay aadaan tuulada Cadaado si shirka halkaas loogu qabto. Nin u hadlay ayaa sheegay in arintaas natiijo laga gaari waayay. Odayada ayaa iyagu sheegay in caasimada gobolku tahay Dhuusamareeb tuulo kalana ayna u socon.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS