Muqdisho–Wasiirka warfaafinta Somaliya Maxamed Cabdi Maareeye ayaa sheegay in gacanta argagixisada ay ku dhinteen ilaa 14 qof oo uu ku jiro safiirkii Somaliya ee Swizerland Yuusuf Bari Bari oo si toosa u toogteen. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in sadex ka mida argagixisada uu maydkoodu yaalo huteelka sadexna isqarxiyeen.
Argagixisada diinta cusub wadata ee shabaab ayaa iyagu sheegay in qaar u soo laabteen oo aan lawada dilin. Huteelka ayaa waxa ka muuqda burbur xoogan iyo dhiig meelkasta daadsan.
Argagixisada ayaa ku raaxaysta dhiiga Muslimiintakuna dhawaaqa Allahu Akbar markay xasuuq noocana gaystaan. Wasiir Maareeye ayaa sheegay in ugu badnaan dadkii ku jiray la badbaadiyay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay