Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Dawlada Somaliya oo u quusgoysay maamulka Siilaanyo oo dalbaday in ajaanib soo dhexgasho: ajaanib maxaa noo keenay: ODAWAA

Muqdisho–Wasiirka arimaha gudaha dawlada Somaliya ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay la hadlaan cidkasta oo wax tabanaysa sida Somaliland laakiin uu meesha ka saaray in ajaanib ay soo farageliso. Waxa dad badan ka xanaaqeen hadalada kala duwan ee ka soo baxaya madaxda qaar sida wasiirka arimaha dibedda C/salaam Hadliye oo isagu sheegay in uu soo dhaweynayo fikir sidaasa.

Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odowaa” oo  ka qeyb galayay barnaamijka kulanka toddobaadka ee ka baxa Radiyo Muqdisho ayuu sheegay in xalku uu ku jiro in la wada hadlo. “Wada hadalku mar walba waa jidka kaliya ee u furan umadda Soomaaliyeed….. Waxaan aamminsannahay inaad wada hadli karno, hal Soomaaliya ayaa jirta laakin waan kala aragti duwannahay”

Wasiirku wuxuu intaa ku daray in dowladda Soomaaliya ay aamminsan tahay in la wada hadli karo, sidaas darteedna aan loo baahnayn in cid kale ay dhexdhexaadiso dowladda federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.

“Inaan wada hadalno ayaanba diyaar u nahaye dadka kale maxaa looga baahan yahay?  Su’aashaas waxay u baahan tahay jawaab. Wadahadalka marka aad diiddo ayaa waxaa la yiraahdaa qofka gogosha halla soo galiyo…… aan wada hadalno, waan ku heshiin karnaa waxa naga dhaxeeyo” ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...