Berbera–Ganacsatada baabuurta ayaa qaylodhaan u direy Siilaanyo iyagoo sheegay in wasiir ganacsade ah uu baabuurtii ku soo rogey isbaaro xaqaljeeb. Waxaan la yaabney sida aad nooga qaban wayday wasiir ganacsade ah oo nala mida noona sheegay in isbaaradan cusub uu isagu leeyahay,. Waxa uu nagu baadhayina waa birtii baalashlaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay