Dhalinyaro habeenkii dadka dhici jirtey ayaa Muqdisho lagu soo bandhigey. Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka Booliska ay ku soo qabteen ragan ayagoo ku howlan dhaca shacabka.
Dhalinyaradan ayaa ku hubeysnaa Bastoolado ay ku dhacayeen shacabka kuwaas oo Taleefanada iyo lacagta ka qaadanayay. Afhayeenka ayaa shacabka ku amaanay la shaqaynta ay la wadaan ciidanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS




Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay