18/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir reer Soola oo ka tirsan maamulka Muuse Biixi oo qixinaya dadkiisa

Wasiir Saleeban Cali Koore oo Muuse Biixi u magacaabay wasaarada madhan ee biyaha ayaa qixinaya dadkiisa Laascaanood. Wuxuu yiri ama waa Laascaanood ama waa Garoowe kuwa qaxaya.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=lf1zRRNKTSY[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS