Telefishan xagjira ayaa haddana warbixin ka diyaariyay haweenka isqurxiya. Telefishankan oo diidan heesaha ayaa haddana ku dhiiradey inuu warbixin ka diyaariyo haween. Halkee wax iska qaban la’yihiin.
Kooxda telefshiankan leh ayaa ku xiran xagjiriinta Sucuudiga ama la wadaaga fikir ahaan. Somalicable ayaa ka mida telefishanada loo furtey in lagula dagaalamo dhaqanka Somalida lagana dhigo ceeb kan carabtana sax. KALIGII maaha.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=0Bo9m6qI94I[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay