Xarun weyn oo lagu kariyo maandooriyaha ayaa laga helay magaalada Muqdisho waxana ku guulaystey ciidanka amniga oo baryahanba ku raadjoogey goobaha noocana. Waxa daadsan magaalada Muqdisho meelo dawladu ogeyn oo lagu sameeyo waxyaabo halisa.
Goobtan lagu Karin jirey ayaa ku taaley xaafada Kaaraan halkaas oo loogu dultagey ayagoo hawsha gacanta ku haya. Xaafadahan ayaa ka mid ah xaafadaha amni xumadu ka jirto. Waxana shalay la qabtey tuugo dhac ka gaysatey degmada.
Afhayeenka dawlada ayaa odayada uga digey inay ka daba yimaadaan tuugadaas la qabtey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS






Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay