Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Halkee ku dambeysay idaacadii radiyo Hargeysa ee SNM isir bililiqaysatey

Halkee ku dambeysay idaacadii radiyo Hargeysa ee SNM isir bililiqaysatey burburkii dalka. Radiyo Hargeysa ayaa ka mid ahayd idaacadihii ugu horeeya ee dalka laga dhiso.

Waxayse idaacadu burbur la kulantey isla burburkii dalka oo SNM bililiqo ku bilowdey, waxay gebi ahaanba daaqada ka tureen heesaha ay qaadaan fanaaniinta aan SNM ahayn.



Waxay dhinaca kale iibsadeen qalabkii idaacada yaaley sidey u iibsadeen hantidii shacabku lahaa ee dalka tiiley sida warshadihii iyo dhamaan xafiisyadii dawlada.

Idaacada dib u habayn lagu sameeyay waxa hadda laga sii daayaa afkaarka SNM ee isir neceybka ku dhisan, waxana laga akhriyaayay muddo ku siman 26 sano, inkastoo Hargeysa kaliya ku ekayd.



Maanta oo dhagarqabe Muuse Biixi maamulka ka taliyo wuxuu idaacada u dhiibey beeshiisa mana jirto cidkale oo beelaha kale ah oo ku taraxda, waxay la mid tahay ta radiyo Muqdisho oo hal beel maamusho.  Waxayna ku sheegaan radiyaha qaranka.

Wariye ka tirsan warbaahin Xamar laga leeyahay ayaa booqdey idaacada waxana lagu waraystey dadka ka shaqeeya oo hadda yiraa ”dadka af-Somaliga ku hadla”.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=peSoPR6YEU4[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...