Nabadoon Axmed Diiriye ayaa aaskiisu ka dhacay Muqdisho iyo masuuliyiin ku tukadey. Nabadoonka ayaa shalay ku geeriyooday Muqdisho asagoo muddo xanuunsanaa. Wuxuu ka mid ahaa nabadoonada beesha Hawiye.
Marxuunka ayaa la filayaa in lagu aaso magaalada Cadaado halkas oo uu ku dardaamay in lagu aaso.
Salaada Janaasada waxa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Arimaha Gudaha Wasiirka Amniga, Xildhibaano, Odayaasha Dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulsahda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay