Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Safiirka Somaliya u fadhiya Yurub oo booqdey dhalinyarada lagu haysto Liibiya: SAWIRO

Safiirka Somaliya u fadhiya Yurub ayaa booqdey dhalinyarada lagu haysto Liibiya. Danjire Cali Fiqi iyo Koox la socotay ayaa waxa ay booqdeen Xabsiga Khubz oo ku yaal meel 93 KM u jirta Caasimada Liibiya ee Tripoli.

Waxa magaaladaasi ku xirnaa ilaa 83 ruux oo dhalinyaro Gabdho iyo Wiilal isugu jira. Waxa xeradaasi loogu gaysanayo jirdil iyo kufsi joogta ah ayadoo sidoo kalana baad laga qaado.



Dhalintan ayaa qaarkood ka sheekeeyay dhacdooyin murugo leh, sida saaxiibadood oo hortooda ku nafbaxay maydkoodana ay ka tageen iyo dumar si joogta loo kufsado.



Dhalintan gabdhaha iyo wiilalka leh ayaa waxa ka hioreeyay kuwa kale oo Yurub ku galay khadkan waxana ay ku socdeen kuwii horeba galee ana maxaa I dhigey, weyna u bareereen kufsiga iyo jirdilka iyo inay waalidkood niyadxumo ku ridaan.

Tirada dumarka ee ku dhalay Yurub laguna soo uureeyay Liibiya ayaa xad dhaafa.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...