Diyaarado dagaal oo joog hoose Ku socda ayaa lagu arkau Deegaan hoostaga Cadaado oo lagu magacaabo Docoley.
Diyaaradahan oo isugu jira kuwa qumaatiga u kaca Iyo kuwa kale sida miiga ayaa dhaafay deegaanka Docoley.
Ilaa hadda lama garanayo wada laga leeyahay Iyo sabavta ay ugu soo xadgudbeen hawada dalka.
Hawada Iyo dhulka ayaa iska furan halkaas oo cidwalba soo geli karto. Maaha markii ugu horeysay ee diyaarado Ku soo xadgudbaan hawada dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay