22/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

C/raxmaan Ciro waa madaxweynaha xaqa ah ee aanu dooranay: xildhiban Fahiima

C/raxmaan Ciro waa madaxweynaha xaqa ah ee aanu dooranay. Waa hadalkii xildhibaanada da’da yar ee ka soo jeeda gobolka Sool. Gudoomiyaha Sool ayaa socdaal mahadcelina u ku maraya Sanaag.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=eHCNTOcCfoA[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS