21/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiye Ciro oo sheegay in loo baahan yahay Somaliland la wada leeyahay

Gudoomiye Ciro ayaa sheegay in loo baahan yahay Somaliland la wada leeyahay laakiin Jeegaantu iyagaa isa siiyay. Ciro ayaa socdaal ku jooga Sanaag oo aad loogu soo dhaweeyay.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=U9L2m-vkX_U[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS