21/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Masjid ku yaala Muqdisho oo Wahaabiyadu ku qabsadey maamulka: SAWIRO

Banaanbax ayaa Maanta waxa uu dhacay Masjidka Yaasheey oo ku yaalla degmada Shibis ee Gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka laamiga u dhaxeeya Degmooyinka Shibis iyo Kaaraan ee Maalkalyooni

Banaanbaxyaan ayaa la sheegay in uu salka ku hayo in leysku heysto Maamulka Masjidka oo dhawaan dib udhis lagu sameeyey.
Mudo 40 Sanno ka badan ayaa Masjidkas waxaa Maamulayay ama Imaamka ahaa Sheekha lagu Magacaabo Yaasheey

Wahaabiyada ka timi Sucuudiga ayaa faroba’as Ku haya masaajida Somalida oo laga faafin jirey doonta saxda ah ee Somalidu leedahay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS