Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmey jaaliyadaha Somalida ee Yurub.
Kulamada intii ay socdeen ayaa masuuliyiinta hogaamineysay qurba-joogta kulamada la qaatay Ra’iisul wasaare Kheye waxa ay aad u amaaneen dadaallada dowladda ee ku aadan sidii Soomaaliya ay usoo ceshan laheyd sharafka iyo Karaamaha ay ku laheyd dunida inteeda kale, iyaga oo dhanka kale sheegay in ay gacan ka geysanayaan gurmadka loogu jiro gargaaridda kumanaanka qoys ee dhibaatadu kasoo gaartay fatahaadaha ka dhashay roobabka iyo wabiyada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
l





Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay