Muuse Biixi wuxuu noo balan qaadey inuu sii daayo Niciima Qorane. Waxa warkan sheegay aabaha qoraa Naciima Qorane oo kulan la qaatey madaxweynaha Somaliland.
Naciima Qorane ayaa jeelka loogu taxaabay gabay midnimo ah oo ay ka tirisay Muqdisho. Waxase warkan loo fasirtey in Muuse Biixi ku qarinayo inuu sii daayo Buurmadow.
Somaliland ayaa aad loo canantaa dhinaca xuquuqda hadalka oo qof hadlaba jeelka loo taxaabaa. Waxa caadiyan marka madaxweynaasha Somaliland tagayan dibedda qasatan Yurub inay sii daayaan dadka loo xidho siyaasada.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=EtG5FUC05U4[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay