Muuse Biixi ha ogaado haddii shalay reer Nuur (Samaroon) kali dagaalamay maanta waa Makaahiil. Waa hadalkii siyaasiga reer Awdal Maxamed Aadan Suldaan oo raaciyay inuu taageersan yahay shirka Makaahiil weyne ku dhawaaqay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=DF2UxjBE3v0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay