19/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suuriya oo si adag u difaacdey weerar gantaalo oo Yuhuudu soo qaadey

Suuriya ayaa dhigtey soo dhigtey in ka badan 40 gantaal oo Yuhuudu xalay Ku weerartay meel u dhow caasimada Dimishiq Iyo Koofurta dalka. Ciidanka difaaca cirka oo tababar helay ayaa guushan sheegay.

Yuhuudiga Natanyahu oo Ruushka tagay ayaa weerarkan ogolaansho uga helay.



Gantaalada Yuhuudu soo gantey ayay ka soo tuureen diyaarado isticmaalay hawada Lubnaan oo aan waxba laga waydiin.
Yuhuuda ayaa rabta inay Suuriya kaga takhalusto Si ayna u jirin awood la tartanka oo Caraba.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS