Suuriya ayaa dhigtey soo dhigtey in ka badan 40 gantaal oo Yuhuudu xalay Ku weerartay meel u dhow caasimada Dimishiq Iyo Koofurta dalka. Ciidanka difaaca cirka oo tababar helay ayaa guushan sheegay.
Yuhuudiga Natanyahu oo Ruushka tagay ayaa weerarkan ogolaansho uga helay.
Gantaalada Yuhuudu soo gantey ayay ka soo tuureen diyaarado isticmaalay hawada Lubnaan oo aan waxba laga waydiin.
Yuhuuda ayaa rabta inay Suuriya kaga takhalusto Si ayna u jirin awood la tartanka oo Caraba.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay