November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dawlada Khaatumo State oo taageertey mowqifka cad ee Suldaan Wabar+MUUQAAL

WP_20141215_016Khaatumo 15 Dec 2014–Dawlada Khaatumo State oo uu xiriir ka dhexeeyay qarniyo badan dadka reer Adal ayaa hambalyo u fidisay suldaan Wabar oo mowqifkiisu cad yahay iyadoo egro maanta loo direy ay ku soo guuldaraysatay in ay bedelaan mawqifkiisa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM