Suldaan Buurmadow oo sheegay in Daahir Rayale isaga xidhey suldaan Wabarna la xidhi doono iyo Xamarta loo ordayo yaa loogu faanayaa+MAQAL
Hargeysa 16 Dec 2014–Suldaanka Siilaanyo boqor Buurmadow ayaa jawaab ka bixiyay go,aanka cad ee Suldaan Wabar ka qaatay maamulka beeshiisa sheegayna in suldaanka la xidhi doono..wuxuuna si jeesa u sheegay in Xamarta loo ordayo ay iyagu markasta wax ku helayaan oo ayna u liidan..dhinaca kale wuxuu sheegay in Daahir Rayaale ahaa kii ciidanka geeyay Laascaanood ee aanu gaynin Siilaanyo iyo Ina Cigaal toona.