Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ayaa lagu eedeeyay dad u xirxirey siyaasad ahaan. Dadkaan la xirxirey ayaa isugu jira dhalinyaro, odayaal iyo cuqaal laga qabqabtey magaalooyinka Jigjiga iyo kuwa kale.
Dhalintan iyo dadkan la xirxirey ayaa imaanaya xilli dawlad cusub ay dalka timi ayna sii daysay maxaabiis farabadan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=WxkVCBWqyXE[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay