03/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Taariikhda weriye caana oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska

Allaha u naxariistee waxa saaka magaalada London ee Ingiriiska ku geeriyooday weriye Maxamed Aadan Xirsi oo ku magac dheeraa Teera oo ahan jirey madaxii idaacadii qaranka ee Radiyo Muqdisho, burburkii kadibna u soo wareegay Ingiriiska.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OyY4G5eYYg8[/embedyt]




Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS