Gudoomiyaha Jaaliyada Somali Galbeed ee gobolka Awdal ayaa si xoriyada uga hadley xaalka ay ku sugan yihiin shaqaaqadii ka dhacdey Jigjiga. Gudoomiyaha ayaa sheegay inay dad badan ka soo qaxeen Jigjiga soona galeen gobolka Awdal, wuxuuna dhinaca taabtey in isbedelka hadda dhacay uu keenay in dadku si xora u kala socdaan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=T02qpmiVwgE[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay