Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Cabi Axmed oo markii ugu horeysay ka hadley waxa laga yeelayo Cabdi Iley

Cabi Axmed ayaa sheegay in arinta Cabdi Ilay ay u taalo maxkamada. Raiisal wasaaraha Itoobiya oo wax laga weydiiyay waxa laga yeelayo dambiyadii Cabdi Ilay ka galay dadkiisa ayuu ku sheegay in ay sharciga u taalo.



Waa markii ugu horeysay oo Cabi Axmed ka Hadley hogaankii hore ee ismaamulka Somalida Cabdi Iley oo ciidankiisu jirdil iyo garaacis iyo gumeysi caadiya ku hayeen dadka deegaanka.



Cabdi Ilay ayaa lagu hayaa xabsi guri ku yaal Addis ababa loomana malaynayo in loo ogolyahay inuu ka baxo dalka inta arintiisa dhinac u dhacayso.

Cabi Axmed ayaa sheegay in maxaabiistii Somalida ahayd lagu heyn jirey meel isku dhow oo ay ku jiraan keeni libaax iyo waraabe waanad fahmi kartaan inay ahayd nooc ka mida iqaabta.



Ugu dambeyn markii Cabdi Iley gacanta lagu dhigey wuxuu amrey in laga aargoosto dadka ajaanibta ah ee degan Jigjiga sida Oromada, Axmaarada iyo Somalidii isaga mucaaradka ku ahayd ayuu yiri Cabi Axmed

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...