Madaxa ku meelgaarka ah ee Somali Galbeed Mustafe Cagjar ayaa raaligelin ka bixiyay sida Cabdi Iley kooxdiisu ugu tumatey huteel Jaarsadu ku lahayd Jigjiga. Kooxda Cabdi Iley ayaa gidaarada ku qoratey ONLF una diidey Jaarsada inay Somalida ka mid yihiin.
Ugaaska Jaarsada aya isna sheegay inuu weligii markii ugu horeysay arkey madaxa ismaamulka Somali Galbeed.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=oVlqCOblNAc[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay