Cabdi iley oo ugu dambeyn lagu hubsadey jeel: SAWIRO
Cabdi Iley ayaa ugu dambeyn lagu hubsadey jeel. Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa cadeeyay in Cabdi Iley oo lagu haysto dambiyo ka dhana bani aadamnimada iyo diinta.
Ciidamada Itoobiya ayaa Cabdi Iley kala baxay guri uu xabsi ugu jirey caasimada Itoobiya. Askar qabta dharka ciidanka ayaa toos u kaxaystey.
Dambiyada lagu haysto Cabdi Iley ayaan la qiyaasi karin. Shalay ayaa Baarlamaanka Dowlad Deegaanka waxay u codeeyeen inay liiska xisbiga ka saaraan 7 ruux oo uu ku jiro Cabdi Maxamuud Cumar.
Dadkii askartiisu kufsadeen iyo kuwii ay jirdileen ayaa welli sugaya cadaalad inay helaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...