03/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ma aamini kartaa siyaasiinta maamulka Muuse Biixi ee Somaliland

Ma aamini kartaa siyaasiinta maamulka Muuse Biixi ee Somaliland. Bal u fiirso siyaasiga ay Muuse Biixi isku xisbi yihiin ee Cali Gurey oo marna dhaar maraya marna amaanaya wuxuu shalay ku dhaaranaayay.



Ma aamini kartaa. Su’aasha dadku is waydiinayaan ayaa ma jirtaa bulsho aan lagu khiyaamayn qabiil oo laba aflaha noocana daaqada ka saara.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=wtg33Rtm6m4[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS