Ma aamini kartaa siyaasiinta maamulka Muuse Biixi ee Somaliland. Bal u fiirso siyaasiga ay Muuse Biixi isku xisbi yihiin ee Cali Gurey oo marna dhaar maraya marna amaanaya wuxuu shalay ku dhaaranaayay.
Ma aamini kartaa. Su’aasha dadku is waydiinayaan ayaa ma jirtaa bulsho aan lagu khiyaamayn qabiil oo laba aflaha noocana daaqada ka saara.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=wtg33Rtm6m4[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay