Ergayga xukuma Somaliya ee Maykal Kiiting ayaa la kulmey maamul jufeedyo Kismaayo ku shiraya oo ka xanaaqsan siyaasada dawlada ee ku wajahan dawladnimo hal meela.
style=”text-align: justify;”>Amarka dawlada ayaa waxa inta badan ka soo horjeeda maamul jufeedyo ay taageeraan ergaygan Somaliya u fadhiya sidii ayna u degin.
WUxuu u sheegay maamul jufeedyadan inay la shaqeeyaan dawlada dhexe waxase nasiib daro noqotey inay u adeegaan danaha shisheeye si aan loo helin dawlad adag oo hanaqaada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay