Meydka wiil dhalinyaro ah ayaa lagu arkey biraha korontada qaada deegaanka Siinka Dheer oo ah duleedka Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa saakadii hore arkey wiilkan dhalinyarada ah.
Si rasmi ah looma xaqiijin karo in uu ka mid ahaa Shaqaallaha Shirkadda oo Korontadu dishay xilli uu ku howlanaa furida qalabka iyo in uu ahaa tuug doonaayay in uu la baxo dhaaxa
Maamulka degaanka ayaa soo gaaray goobta, waxaana baalaha ay kasoo dejiyeen Meydka ruuxaasi dhalinyaradda ah.
Dadka ayaa qaba in ay dishey korontadu ee ayna ahayn fal argagixiso.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay