Farmaajo, Cabi iyo Afwerki ayaa heshiis dhinacyo kala duwana ku wada saxiixay Asmara. Sadexda madax oo ka soo laabtey shirkii Shiinaha iyo Afrika ayaa la ogeyn sida heshiiskani u shaqayn doono.
Waxa maanta Asmara uga furmi doona shir laba maalin socon doona. Waxa shirkani ka maqan madaxweynaha Jabuuti.
Bartamihii sanadkan ayay ahayd markii Cabi Axmed oo noqon doona gesiga u soo baxay geeska uu kala furfurey siyaasada geeska Afrika kadib markii uu Eriteriya ka soo saaray hogga ay ku jirtey.
Waxa la sugayaa sida heshiiskan loo fasiro geeska iyo sida loo dhaqangeliyo xilli Somaliya ayna lahayn dawlad cago buuran ku taagan kuna eg maamulkeedu agagaarka Muqdisho.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS





Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay