28/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Harawa oo la caleemo saaray

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Harawa ee dawlada Somali galbeed ayaa lagu caleemo saaray magaalada Dharwanaaje oo iyadna sanadkii 2016 loo magacaabay maamul magaalo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9-owZ9DahwA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS