Itoobiya ayaa markale kor u qaadey boosaska haweenka madaxweynana u dooratey haweenay lagu magacaabo Sahle work Zewdie oo safiir ka ahayd Jabuuti sanadihii 1993 ilaa 2003.
Waa ruug cadaa dhinaca wakiilada Itoobiya iyo qaramada midoobey u matalaysey dalkeeda. Waa haweenaydii lixaad ee boos sare ka qabata Itoobiya intii Cabi Axmed qabtey xukunka dalka.
Arritan ayaa timid ka dib markii ay isla xildhibaannadu codsigii is casilaadda ka aqbaleen madaxweynihii hore ee dalka Itoobiya Mulatu Teshome.
Kaalinta madaxweynaha ee dalkaasi ayaa iska ah macmal inta badan male awood sidaasa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay