Guddi been abuur ka samaystey maaliyada dalka ayaa la kala direy. Guddigan oo u badnaa mucaarad diidan maamulka madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre ayaa been abuur ka sameeyay maaliyada dalka ayagoo keeni waayay cadeymo tafaftiran.
Qoraal uu soo saaray Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Guddoomiye kuxigeenka 1aad ayaa Guddigaas lagu kala diray,waxaana la sheegay in guddoonka uu dhawaan soo Magacaabi doono Guddi Cusubayan dooran doonaan Guddoomiye.
Gudoomiye ku xigeenka barlamaanka Somaliya ayaa qoraal uu soo dhigey in la soo magacaabi dioono guddi si hufan u soo derista maaliyada dalka oo leh gudoomiye.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay