Muwaadinin Somali ah oo laga soo daayay jeelasha Yugaandha
Muwaadinin Somali ah ayaa laga soo daayay jeelasha Yugaandha. Muwaadiniintan waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhoweeyay xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir, Wasiir ku xigeenka Macdanta iyo Batroolka Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale.
Maaha markii ugu horeysay ee dawlada dadaal dheeri ah u gasho soo daynta muwaadiniinta Somalida ee siyaabo kala loogu hayso dalal kala duwan.
Lixdan dhalinyaro ayaan la sheegin wixii markii hore loo xirey. Dhawaan ayay ahayd markii 60 tahriibeyaala laga soo celiyay Liibiya halkaas oo loogu gaystey kufsi iyo tacadiyo kale.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...