08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Awdal oo khashifay socdaalkii Muuse Biixi ee Sool iyo Sanaag

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Awdal ayaa khashifay socdaalkii fashilmey ee Muuse Biixi ku tagey qaar ka mida magaalooyinka gobolada Sool iyo Sanaag. Safarkaas oo dadka siyaasada indha indheeya isku raaceen inuu ahaa mid fashilmey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=qtUMP9grdfI[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS