18/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo la hadley haweenka Hargeysa kadib balankii aanu fulinin

Muuse Biixi ayaa la hadley haweenka Hargeysa kadib balankii aanu fulinin. Haweenka ayuu shegay in loo qoondeeyay kuraas laakiinse aanu fulinin axdigaa uu qaadey ilaa haddana ayna lahayn wasiiro ku fulan. Haweenka Somaliyeed ayaa ah lafdhabarta qoyska.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=JgEeQqVXG_A[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS