22/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo hadana jeelka u taxaabay hal-abuure C/raxmaan Abees iyo hadalkii uu yiri

Muuse Biixi ayaa hadana jeelka u taxaabay hal-abuure C/raxmaan Abees oo sida la sheegay xalay ka gabyay saldhig wahaabiyada Imaaraadka ay ka furanayso Berbera. Hal-abuure Weedhsame ayaa arintaa ka hadley. Maaha markii u horeysay ee Muuse Biixi jeelka u taxaabo qofkii hadlaba.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=PWuZR0QDcr4[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS