13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Cali Faarax oo kabaha la dulmaray madaxa Jaamacada Camuud Saleebaan

Siyaasi Cali Faarax ayaa kabaha la dulmaray madaxa Jaamacada Camuud Saleebaan Axmed Guuleed oo siyaasigu sheegay inuu farogeliyay arimo aanu shaqo ku lahayn sida saamiqaybsiga. Saam-qaybsiga ayaa ay ka mideysan yihiin Samaroonku inkastoo ay jiraan koox dhabarjebiya inta dadaaleysa.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=xLeNFG5X26U[/embedyt]



ARAABINEWS