21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaan Baade oo ka hadley shirka xisbiga Kulmiye amaana u direy Muuse Biixi

Suldaan Baade oo ka mida suldaanada gobolka,Awdal ayaa Muuse Biixi havalyo u direy. Wuxuu yiri seedi waa beera waan u hanayney guusha. Waa suldaankii labaad ee soo dhaweyn u sameeya Muuse Biixi ayadoo suldaan Saleebaan hore u soo dhaweeyay. Suldaanadan ayaa lagu xantaa in hoosta eax loo gelitay oo is,dhiibeen.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS