Monday, April 29th, 2024
header










Meta







Imisa ayay dawlada Qadar ku kabaysaa miisaaniyada dalka

Madaxweynaha Somaliya ayaa booqasho laba maalmooda ku tagay dalkaasi yar ee Qadar ee uu ka diidey Wahaabiyada Sucuudiga inuu xuriirka u jaro. Waxa si aada loogu soo dhaweyay dalkaasi yar laakiin hodanka ku ah gaaska iyo shidaalka.



War ka soo baxay dalkaasi ayaa lagu sheegay in Qadar ay ku kabi doonto miisaaniyada dalka lacag gaaraysa 70 milyan oo doolar. Lama sheegin in lacagtaasi joogto ahaan doonto sanadkasta iyo inay tahay mid hal ay soo tuureen.

Somaliyya ayaa u baahan lacag adag oo ay kor ugu qaado nolosha dadka maadaama ayna jjrin awood dawladu ku qasabto dadka inay bixiyaan cashuurta oo la ogyahay in dhigmiiratada shabaab ay ka cashuur ururin badan tahay.



Lacagta ay bixinayso Qadar waa lacag aad u yar marka la barbardhigo lacagta ay siisay Turkiga oo ay isku urur diimeed yihiin kuna kabtey markii lacagta dalkaasi dhulka gashay. Inkastoo Turkigu u soo gurmadey markii wahaabiyadu dhulka dhigi gaartey.



Waxa dawladaha Somalida ee isaga kala dambeeyay lagu canaantaa inayna fahansanayn baahiyaha guud ee ay u jeedaan kuwa yaryar.

C/llaahi Warmooge

ARAABIBEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...