Bakistaan oo war ka soo saartey duulihii Hindiga ahaa ee ay qabatey
Dawlada Bakistaan ayaa war ks soo saartey duuliyaha Hindiga ah ee la qabtey markii diyaaradii uu wadsy lagu soo ridey gudaha Bakistaan. Duuliyahan ayaa diidey inuu sheego hawsha loo soo direy waxay ahayd. Hindiya ayaa ka carootey sida saxaafada loogu soo bandhigey isagoo afka dhiigu ka da’ayo.
Raiisal wasaare Cimraan Khan oo la hadley labada gole shacab ee dalkaasi ayaa sheegay in berito oo Jimce ah la sii deyn doono si loo xoojiyo nabadda ka dhsxaysa labada dal ee jaarks ah.
Wadamada aduunka ayaa ugu baaqay inay ka fogaadaan inay sii huriyaan colaada. Hindiya ayaa ku fashilantey inay sii wado dagaalka, ayadoo hadda wixii ka dambeeya diyaarado ku soo weerari karin Bakistaan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...