Madaxweynaha Somaliya Farmaajo oo maanta dib uga soo noqonaya Yugaandha kadib marka uu jeediyo hadal ku haboon shirka kobcinta dhaqaalaha Afrika ee halkaasi ka furan ayaa booqdey xero ciidan oo dalkaasi Yugaandha leedahay.
Yugaandha ayaa askar aad u farabadan ka joogaan Somaliya taas oo ka caawisay ka sifeynta argagixisada caasimadda dalka ee burburtey tan markii qawlaysato ay wateen reer gslbeedka iyo Itoobiya ay soo galeen gudaha magaaloiyinka dalka.
Xerada uu booqdey ayaa waxa ku xeraysan saraakil Somali ah oo dalkooda dib ugu soo noqon doona. Somaliya ayaa didey in askarteeda iyo saraakiisheeda lagu tabavato dalka dibediisa oo aan loo baahneyn.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay