Sunday, May 19th, 2019
header

Wasaarada duulista oo dalka ka mamnuucdey diyaaradihii hore ee Ruushka iyo sababta

Wasaarada socdaalka iyo duulista hawada ayaa dalka ka mamnuucdey diyaaradihii hore ee Ruushka oo welli ka shaqeeya qaybo ka mida dalka. Diyaaradahan ayaa burburkii noqdey ama bedelay diyaaradii Somali Airline, waxana lagu guri jirey dadka iyo hilibka.



“Weligey ma arag diyaarad ka ur badan aya tiri Xaliimo Aadan oo sanadii 2000 ka soo raacdey Dubey. Anoo diyaarad udgoon ka soo degay ayaa la i fuushiiyay mid urteeda kaliya aan cagta gelin karin iskaba daa in aan fadhiyo 3 saace ayay raacisay.

Mamnuucida diyaaradihii hore ee Ruushka oo xagga amniga aad uga fiican kuwa Maraykanka ayaa ewasaaradu ku macneysay inayna la qabsan karin hagida casriga ah oo ay adagtahay in la hago iyo weliba guuxeeda oo xad dhaafa.



Diyaaradaha Ruushka ee hore iyo kuwa hadda ayaa la isku raacay inay yihiin kuwa shilka yar afuunka waxase reer galbeedku ku hayaa cunaqabatayn iyo dacaayad.

Wasaarada duulista ayaa sheegtay in dadka soo kireystay ay badankoodu bedeleen diyaadahan oo wixii ka dambeeya bishan 15-keeda ayna imaan karin hawada Somaliya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Xildhibaan Maryan Cariif oo dalbatey in Kiiniya dalka laga saaro

May, 18, 2019
Xildhibaan Maryan Cariif oo ka tirsan Golaha Shacabka ...

Booliiska Qubrus oo raadinaya gabadh Somali ah oo luntey ilaa Khamiistii

May, 18, 2019
Booliiska jasiirada Qubrus ee u kala qaybsan Turkiga ...

Wasiir aan dugsi sare gelin oo si xun u weerartay xildhibaan Dhakool, Prof Samatar iyo Cali Khaliif

May, 18, 2019
Hinda Jaamac waxay ka mid tahay wasiirada maamulka ...

Gobolada Sool iyo Sanaag oo si weyn looga qayb qaatey maalinta nadaafada: Sawiro/daawo)

May, 18, 2019
Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa maantoo kale ku ...

Saylici oo reer Awdal aflagaadeeyay: ma duushaan maxaan madaar dhisnaa iyo dekeda Saylac

May, 18, 2019
C/raxmaan Saylici oo reer Awdal ku qasaareen 9-kii ...

Dhacdooyinka

Madaxweyne Farmaajo oo shaaca ka qaaday danaha gaarka ah ee loola yimi shirkii Garoowe

May, 16, 2019
Madaxweynaha oo ka hadlaayay munaasabada maalinta dhalinyarada SYL ...

18 May waa maalin madow anagaa ku leh: siyaasi Cabdi Shotaly (daawo)

May, 16, 2019
Siyaasiga ruug cadaaga ee Cabdi Shotaly ee beesha ...

Ururka Makaahiil Group (Samaroon) oo si adag uga hadley xasuuqii Harawa gaar ahaan Xajin

May, 13, 2019
Ururka beelweynta Makaahiil Group ayaa si adag uga ...

Maraykanku kuma dhaco inuu weerar nagu soo qaado: Iiraan

May, 10, 2019
Ayadoo baryahan ay jirtey in xagjir Taram uu ...

Ciidanka xooga oo kordhiyay baacsiga argagixisada: SAWIRO

May, 8, 2019
Ciidanka xooga dalka gaar ahaan kuwa gobolka Shabeelaha ...

Shirkad Ingiriisa oo la sheegay inay gaaskale ka heshay Somali galbeed

May, 7, 2019
Shirkale oo la leeyahay dalkaasi Ingiriisa ayaa la ...

90 caruur u badan oo la qaadsiiyay cudur khatara dalkaasi Bakistaan

May, 3, 2019
Wararka ka imaanaya dalkaasi Bakistaan ayaa sheegaya in ...