13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waan qabtey wasiirka difaaca ee Muuse Biixi: Korneyl Caare

Jeneraal Caare oo dagaal toosa kula jira maamulka Muuse Biixi aya sheegay inuu qabtey wasiirkiisa difaaca oo ka soo jeeda beesha Warsangeli laakiin uu sii daayay. Warsengeli waan wada degnaa oo deegaan ayaa naga dhexeeya colaadna nagama dhaxayso iuyagiba dhiban ee haddu wax qabanayo dadkiisa wax ha u taro.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS